Waxaa kugu diyaar ah koorsooyin si casri ah loo diyaariyay, oo aad muddo kooban ku fahmi karto. Waxaa ka mid ah Web Development, Graphic Design iyo Digital Marketing.
Waxaan ka shaqeynnaa inaan horumarino mustaqbalka waxbarashada adiga oo ku siinaynaa xirfadaha iyo agabka casriga ah.
Koorsada Ugu Wanaagsan. Baro wakhti kasta iyo meel kasta
Ardayda waxay la kulmeen waxbarasho sare oo Photoshop ah.
Fikrado, casharro, iyo waxbarasho cusub oo ku saabsan tiknoolojiyadda.
© 2026 Macruuf Tech. All rights reserved.